Waayaha Cusub – Durbaan Ka Ii Tuma Lyrics

Durbaan Ka Ii Tuma by Waayaha Cusub
Released: 2017

give me b-tterflies, yeah
i just want it around you

[felis]
dookhaygi baad tahay
waa ku doonaya
dawad ii tahoo
wan ku doorbidaayaa
daakirada subaxdii
habeenkoo bar dumay baa
cishqi igu da’aayoo
igu soo darooraa
waxan dhibka kaga durka
oo aan kuba dakeeyaa
isku duubanantee
ma isku sii danbayna

[shiine & felis]
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
daryeelbay idintahee
ku dadaala
nafta waa u dabiibee
ka danbeeya

you give me b-tterflies, yeah
i just want it around you
you give me b-tterflies, yeah
i just want it around you

[desiigner]
askin’ for a replay, ’cause the funky sound
i’m tryna break the country, y’all, ’cause my country’s wild
stack the dollar, stack the comma
’bout to f-ck the streets up, better ask somebody
’bout to f-ck the beat up, better ask somebody
then i f-ck the club up, better ask the party
let desiigner spin ya block up with a couple choppers
throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters
they was talking, they was poppin’, they can never stop us
sipping lean, i twist it up with the dirty fanta
you give me b-tterflies, yeah

[shiine & felis]
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
daryeelbay idintahee
ku dadaala
nafta waa u dabiibee
ka danbeeya

[shiine]
falisey is daji
dacad ban wali ahay
darensanow
docna kama an marin
dabacsanow
dalkiibana tag-yna
ha diidin
xamar ban dag-yna
diyar garow
doolo iyo hawd
wabiyada durduraya
damaashad
dalagyada baxaya
daalo iyo sheekh
nolol aan dakayne
ku diirso
dookhu waa adi
kaama daalo abid
aragaaga dahabo
ku diirsadaa
falisey ha dudin
ha didin
hana durkin
ha i diidin
dalabkayga maqalo
adecsanow
cishqigad darentana
anba wuu i daaraye
dawo waa adige
igu soo durug

[felis]
waan ku daneeyaa
waan ku doonaya
waan ka danbeeya
waan ku daneeyaa
waan ku doonaya
waan ka danbeeya
daris kaalay ii noqo
ubad daadahayne
aan wada dagne
daris kaalay ii noqo
ubad daadahayne
aan wada dagne

[shiine & felis]
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
daryeelbay idintahee
ku dadaala
nafta waa u dabiibee
ka danbeeya
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
durbanka ii tuma
sacabkana ku dara
daryeelbay idintahee
ku dadaala
nafta waa u dabiibee
ka danbeeya

you give me b-tterflies, yeah
i just want it around you
you give me b-tterflies, yeah
give me, give me, give, give me, give me, yeah

Playlist #3 [July 21, 2017]
01. Nine Inch Nails – I Can’t Give Everything Away
02. Cher Lloyd – One Of Us (feat. Chris Rene)
03. Cher Lloyd – Fuck That
04. Aminé – Wedding Crashers (feat. Offset)
05. J.R. Donato – Big Business (feat. Wiz Khalifa)
06. Nessly – Popstar (feat. AJ Tracey & blackbear)
07. ProdBySOS – Narcotics (feat. Rich Homie Quan)
08. Justine Skye – Back for More (feat. Jeremih)
09. Waayaha Cusub Ft. Desiigner – Durbaan Ka Ii Tuma
10. Smokepurpp – Do What I Want

Advertisements

Say Something...

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s